Sura 1: Al-Fātiḥah (Furaha)
الْفَاتِحَة
7 verses · Revelation order 5
#001001
111489611512 [1]
بِسْمِ ٱللَّهِ112 ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ١
[1:1]
Magaca Allah, Raxmaanka, Naxariista badan.
#001002
2214997226131 [2]
ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَـٰلَمِينَ ٢
[1:2]
Mahad waxa iska leh Allah, Rabbiga Koonka dhamaan.
#001005
551521003 [5]
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ٥
[1:5]
Adiga oo keliya àyaan Caabudnaa, adiga oo keliya ayaan kaalmo weydiisanaa.
#001007
771541024 [7]
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ٧
[1:7]
Jidka kuwii aad nicmaysay, een ahayn jidka kuwa cadhada muteystay iyo kuwa habaabay.