Sura 107: Al-Māʿūn (Samo-falka)
الْمَاعُون
7 verses · Revelation order 17
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Magaca Allah, Raxmaanka, Naxariista badan.
#107001
61963453303251 [1]
أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ ١
[107:1]
Ma aragtay kan diinta beeniya?
#107002
619734543042521709 [2]
فَذَٰلِكَ ٱلَّذِى يَدُعُّ ٱلْيَتِيمَ ٢
[107:2]
Kaasi waa kan agoonta dulmiya.
#107003
619834553052531710 [3]
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلْمِسْكِينِ ٣
[107:3]
Mana dhiirigaliyo quudinta masaakiinta.
#107004
619934563062544382 [4]
فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ ٤
[107:4]
Halaag waxaa iska leh kuwa salaadda tukada.
#107005
620034573072551711 [5]
ٱلَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ ٥
[107:5]
Kuwa salaaddooda ka dayaca.