Sura 114: An-Nās (Dadka)

النَّاس

6 verses · Revelation order 21

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Magaca Allah, Raxmaanka, Naxariista badan.
#114001
62293486326274 [1]
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ١
[114:1] Dheh, "Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka."
#114002
623034873272751728 [2]
مَلِكِ ٱلنَّاسِ ٢
[114:2] Boqorka dadka,
#114003
623134883282761729 [3]
إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ ٣
[114:3] Ilaaha dadka
#114004
623234893292774389 [4]
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ ٤
[114:4] Sharta waswaaska khaniiska.
#114005
623334903302781730 [5]
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ ٥
[114:5] Kaas oo waswaasiya quluubta dadka.
#114006
623434913312794390 [6]
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ٦
[114:6] Jinniga iyo dadkaba.